Hadal badan oo la wado uun sando badan looma baahna. waa in hadda wixii ka bilaabma lagu hadlo oo keliya gaar ahaan wasiirada iyo Gudoomiyayaasha wax qabad keliya ayuun bay ku hadli karaan, Hadal tororog ah oo aan wax la taabto lahayn oo faaruq ah waa in aan la ogolaan; Af miinshaarnimo waa in la joojiyaa.